Site icon Qaamuus

jawaabta

diifee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -faysay)

Cid diif badid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diifee

diifayn [m.f.dh]
eeg diifee.

diif [m.dh]
Tamardarro, jiil, daal iwm oo jirka ka muuqda.

diif [m.l]
Biyaha iyo qoyaanka kale oo sanka ka yimaada, durey ama hargab dartiis; siin. ld duuf¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version