Site icon Qaamuus

jawaabta

diilan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Wax ciid, neef iwm laga buuxiyey noqosho.

diilan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Wax ciid, neef iwm laga buuxiyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diilan

diilmid [m.f.dh]
eeg diilan¹.

diilnaan [m.f.dh]
eeg diilan². ld diilnaansho.

diil [m.dh] (-lo, m.l)
Dhabbo; jid.

diil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iilay, -iishay)
Wax ciid, neef iwm ka buuxin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version