diirid
(m.f.dh)eeg diir³. ld diiris.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diirid ↴
diiris [m.dh]
ld diirid.
diiris [m.dh]
ld diirid.
iscaddiirid [m.f.dh]
eeg iscaddiir.
kuldiirid [m.f.dh]
eeg kuldiir².
mullaaxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Geed mullaax ka diirid.
qandiirid [m.f.dh]
eeg qandiir².
qoordiirid [m.dh]
ld qoordiidid.
diir [m.l]
Kulayl, uumi.
diir [m.l]
Dubka sare ee lafta geedka.
diir [m.dh]
ld diirdiir².
diir [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld digir².
diir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax in yar kululaansho. 2. Qof, in yar xanaaqid.
diir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Geed diir ka qaadid. 2. Wax qaawin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg