diiro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)Wax qobka ka fuqsasho, Tus.” mooskii baan diirtay”.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diiro ↴
abyin [m.l] (-nno, m.dh)
(xis.) Habka lagu raadiyo abyanku huban ama aan hubanayn. Abyintu waa weydaarka xigsinaynta. Tusaale ahaan, haddii f(x) ay tahay fansaarka ee x oo marka la diiro ku siisa f(x), markaa F(x) waxa la yiraahdaa abyin ama lidka diirane ee f(x).
bandiiro [m.dh]
ld bandiirad.
diirasho [m.f.dh]
eeg diiro.
qoordiiro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
ld qoordiido.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg