diirrimaad
(m.l)1. ld diirsimaad. Kulayl aan aad u badnayn. 2. ld diirin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diirrimaad ↴
deddatir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Nafley dhaxamaysan diirrimaad siin. 2. Qof la qaniinay ama dhaawac halis ahi gaarey si degdeg ah u gargaarid.
diirin [m.f.dh]
eeg diiri. ld diiris¹, diirrimaad, diirrin, diirris.
diirso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
1. (f.g) Biyo, caano iwm in yar kululeysasho. 2. (f.mg) Ku d.: Wax diirrimaad ka helid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg