diiwaangeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax diiwaan ku qorid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diiwaangeli ↴
caymi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax dhibaato ama halis ka nabadgelin. 2. Aawr la rarayo, cayn ku giijin. 3. Hanti caymis ka diiwaangelin.
dhigaal [m.l]
(nax.) Habkastoo diiwaangeliya hawraar tiraab ah iyadoo la adeegsanayo qoraal.
diiwaangelin [m.f.dh]
eeg diiwaangeli.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg