diiwaanin
(m.f.dh)eeg diiwaani.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diiwaanin ↴
diiwaan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Buug lagu aruuriyo maanso qof leeyahay. 2. Buug lagu qoro waxyaabo la rabo in la xasuusto.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg