Site icon Qaamuus

jawaabta

dikaamid
(m.f.dh)

eeg dikaan². ld diikaan¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dikaamid

diglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
1. Dig sameyn (wadne). 2. Nabar iwm dikaamid.

dikaan [m.l]
1. Dhaqdhaqaaq yar oo isdabajoog ah sida kan dhiigga xididdada xulaaya ama meel malaxi ku jirto. 2. ld dikaamid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version