dildillaaci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax dildillaac u yeelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dildillaaci ↴
diindiin [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
D. ah: dhar aad u duugoobay oo si sahlan u dildillaaci kara.
diindiin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iimay, -iintay; -iimi)
Si sahlan u dildillaacid (dhar aad u duugoobay).
dildillaacid [m.f.dh]
eeg dildillaac².
dildillaacin [m.f.dh]
eeg dildillaaci.
jawrar [m.l]
1. Dildillaac wax yeeshaan. 2. ld dildillaacid.
luufluuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Weel iwm dildillaacid. 2. Wax baabi'id.
luufluufi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax dildillaacin. 2. Wax baabi'in.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg