dile
(m.l) (-layaal, m.l/dh)Kan wax dilay, ama wax dilid badan. ld dilaa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dile ↴
yahan [m.l]
1. Dhagax, adag, xanaf leh oo middiyaha, toorriyaha iwm lagu afeeyo. 2. Baydari; ugaarsade; laaye; dile; hargaanti. 3. Hadii magac gadaal loogu liifaqo xirfad ayuu muujiyaa. Tus. “Dagaalyahan, aqoon-yahan iwm”.
bahaldile [m.l] (-layaal, m.dh)
1. Nin qolo ama col wada oo ugu horreeya xagga geesinnimada iyo dagaalka. 2. Nin beel madax u ah. ld bahaldileen.
bahaldileen [m.l] (-nno, m.dh)
ld bahaldile.
cayayaandile [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-layaal, m.l/dh)
(kiim.) Walax kiimikaad loo isticmaalo in lagu dilo cayayanka ama nooleyaal kale oo waxyeelleeya miraha iyo geedaha kale oo la beeray.
dilaa [m.l]
1. Qof ama bahal aad wax u laaya. 2. Cudur nafleyda safmar u dila. ld dile.
fanji-dile [m.l] (-layaal, m.l/dh)
(daaw.) Dawo lagu dilo fangaska.
furmaati [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F.ah: salab, hu' iwm oo laga furtay qof la diley ama la qabtay.
goodile [m.l] (-layaal, ml/dh)
Joodari; furaash.
halaqdile [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Nooc ka mid ah shimbiraha ugaarsada. 2. Geesi, halyeey.