diliq
(m.l)Hanjaleelo.
diliq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lqay, -liqday)Ilmo yar oo dad hanjaleelo daadin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diliq ↴
dilqid [m.f.dh]
eeg diliq².
hanjaleeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hanjaleelo ama diliq ka keenid (carrurr).
hanjaleelo [m.dh]
Matag yar oo sida badan carruurta caananuugga ah ka yimaada; diliq.
dil [m.l]
1. Qurgoynta nafley qurta laga gooyo. 2. Garaacid nafley la garaaco.
dil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
1. Nafley qurgoyn. 2. Nafley garaacid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg