dillaacsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax dillaac leh ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dillaacsan ↴
dildillaacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dildillaacay ahaansho.
dildillaacsanaan [m.f.dh]
eeg dildillaacsan. ld dildillaacsanaansho.
dildillaacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dildillaac- sanaan.
dillaacsanaan [m.f.dh]
eeg dillaacsan. ld dillaacsanaansho.
dillaacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dillaacsanaan.
faruuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax faruur dillaacsan leh ahaansho.
hud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Dhar dillaacsan tolid.
jeexdin [m.dh]
1. Meel dillaacsan. 2. Meel godan oo dhulka ka hoosaysa. 3. Meel dillaacsan oo dhulka ku taal oo ay biyuhu maraan.
kar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Wax sameyntooda awood u yeelasho. 2. (f.g) Meel dillaacsan wax ku dul tolid. 3. (f.mg) Hoore burid. 4. (f.mg) Wax muggooda kordhin. 5. (f.mg) Moos iwm bislaansho. 6. (f.mg) Middi af yeelasho.