Site icon Qaamuus

jawaabta

dillaacsi
(m.l)

ld dillacsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dillaacsi

baaldillaacsi [m.l]
ld baaldillaacsasho.

doobbadillaacsasho [m.f.dh]
eeg doobba-dillaacso. ld doobbadillaacsad, doobba- dillaacsi.

doobbadillaacsi [m.l]
ld doobbadillaacsasho.

doobdillaacsi [m.l]
ld doobdillaacsasho.

kabardillaacsi [m.dh]
ld kabardillaacsasho.

xuubdillaacsi [m.l]
ld xuubdillaacsasho.

dillaac [m.l]
Meesha bannaan ee u dhaxaysa wax is haystay oo in yar kala fuqay.

dillaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
1. Wax jeexmid, qarxid. 2. Ciid, dagaal, iwm bilaabasho. 3. Wax beryid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version