dillaacso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax qayb ka jeexasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dillaacso ↴
baaldillaacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Heerkii ay ku duuli lahayd gaarid (shinbir).
doobbadillaacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Gaarid heerkii uu gulgulada soo ridan lahaa (rati).
doobdillaacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Miraysasho (geed timir).
gulguladillaacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Awr qoor ah doobbo soo ridid bilaabid. 2. Qof codkar ah noqosho.
indhadillaacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Mukalaal iwm oo dhashay indhafurasho. 2. Ilbixid.
kabardillaacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Duleelka beejada weynaan.
xuubdillaacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Xuub-ka sare iska siibid. 2. Qaabka sare beddelid.
dillaac [m.l]
Meesha bannaan ee u dhaxaysa wax is haystay oo in yar kala fuqay.
dillaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
1. Wax jeexmid, qarxid. 2. Ciid, dagaal, iwm bilaabasho. 3. Wax beryid.