Site icon Qaamuus

jawaabta

dillaal
(m.l)

ld dallaal¹.

dillaal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aalay, -aashay)

ld dallaal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dillaal

dallaal [m.l] (-llo/-liin, m.dh)
1. Qof shaqadiisu tahay in uu dadka wax u kala iibiyo. 2. Hantida qof dadka wax u kala iibiya qarash ahaan u qaato. ld dillaal¹, dullaal¹.

dallaalid [m.f.dh]
eeg dallaal². ld dillaalid, dullaalid.

dallaalnimo [m.dh]
Dallaal ahaansho. ld dillaalnimo, dullaalnimo.

dillaalid [m.dh]
ld dallaalid.

dillaalnimo [m.dh]
ld dallaalnimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version