Site icon Qaamuus

jawaabta

dimuqraadi
(m.l)

ld dimoqraadi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dimuqraadi

dimoqraadinnimo [m.dh]
Dimoqraaddi ahaansho (qof). ld dimuqraadinnimo.

dimoqraadiyad [m.dh]
Nidaam dawli ah oo taliskiisa si madax bannaani ah dadweynuhu u soo doortaan. ld dimuqraadiyad.

dimoqraadiyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yaysay)
Nidaam dimoqraaddi ka dhigid. ld dimuqraadiyee.

dimuqraadinnimo [m.dh]
ld dimoqraadinnimo.

dimuqraadiyad [m.dh]
ld dimoqraadiyad.

dimuqraadiyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
ld dimoqraadiyee.

dimuqraadiyeyn [m.dh]
ld dimoqraadiyeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version