dimuqraadiyad
(m.dh)ld dimoqraadiyad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dimuqraadiyad ↴
dimoqraadiyad [m.dh]
Nidaam dawli ah oo taliskiisa si madax bannaani ah dadweynuhu u soo doortaan. ld dimuqraadiyad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg