dimuqraadiyee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-yeeyay, -yeysay)ld dimoqraadiyee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dimuqraadiyee ↴
dimoqraadiyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yaysay)
Nidaam dimoqraaddi ka dhigid. ld dimuqraadiyee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg