Site icon Qaamuus

jawaabta

dindimi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld diddimi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dindimi

dhaniin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iimay, -iintay)
Qoyaan yar meel ka dindimid. ld dhashiin².

diddimi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hoore yar, si aayar ah u shubid. ld dindimi.

diddimid [m.f.dh]
eeg diddin². ld dindimid, dundumid.

diddimin [m.f.dh]
eeg diddimi. ld diddimis, dindimin, dindimis.

dindimid [m.f.dh]
ld diddimid.

dindimin [m.dh]
ld diddimin.

dindimis [m.l]
ld diddimin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version