Site icon Qaamuus

jawaabta

dindin
(m.l)

ld diddin¹.

dindin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-imay, -intay; -imi)

ld diddin².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dindin

diddin [m.l]
In yar oo hoore ah. ld dindin¹.

diddin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-imay, -intay; -imi)
In yar oo hoore ah si ayaar ah u daadasho. ld dindin².

diddinsasho [m.f.dh]
eeg diddinso. ld diddinsad, diddinsi, dindinsad, dindinsasho.

diddinso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Hoore yar meel ka shubasho. ld dindinso.

dindinsad [m.l]
ld diddinsasho.

dindinsasho [m.dh]
ld diddinsasho.

dindinsi [m.l]
ld diddinsasho.

dindinso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld diddinso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version