dingiig
(m.l)ld dangiig¹.
dingiig
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)ld dangiig².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dingiig ↴
dangiig [m.l]
1. Jiif raaxo leh dhabarku hooseeyo; xusullaysi. 2. ld dangiigid. ld dingiig¹.
dangiig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Si raaxeysi leh dhabarka ugu seexasho. ld dingiig².
dangiigid [m.f.dh]
eeg dangiig². ld dangiig¹ (2), dingiig¹, dingiigid.
dangiigsasho [m.f.dh]
eeg dangiigso. ld dangiigsad, dangiigsi, dingiigsad, dingiigsasho.
dangiigso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Si raaxeysi leh dhabarka ugu seexasho. ld dingiigso.
dingiigid [m.dh]
ld dangiigid.
dingiigsad [m.l]
ld dangiigsasho.
dingiigsasho [m.dh]
ld dangiigsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg