Site icon Qaamuus

jawaabta

diqdiqo
(m.dh)

1. Socodka laba meelood si joogto ah laysaga socdo. 2. Waddo dhuuban; wadiiqo. ld diqdiq¹.

diqdiqo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-qtay, -qatay)

Ku d.: cunto cuniddeeda ku noqnoqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diqdiqo

diqdiq [m.l]
ld diqdiqo¹.

diqdiqasho [m.f.dh]
eeg diqdiqo².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version