diqid
(m.f.dh)eeg diq².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diqid ↴
diq [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. Raad badan. 2. D. ah: meel wax badan la dagganaa oo ciiddeedu xumaatay. 3. D. ah: biyo dhadhankoodii iyo urtoodii isbeddeleen.
diq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Ku d.: meel cagta ku badin (xoolo, ugaar iwm). 2. Ka d.: wax aad u nicid. 3. D. ah: weel buuxa in kale ku ciriiriyid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg