diqow
(m.l)Isbeddelka dhadhanka iyo urta biyaha ku dhaca.
diqow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Diq noqosho (biyo).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diqow ↴
diqoobid [m.f.dh]
eeg diqow.
diq [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. Raad badan. 2. D. ah: meel wax badan la dagganaa oo ciiddeedu xumaatay. 3. D. ah: biyo dhadhankoodii iyo urtoodii isbeddeleen.
diq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Ku d.: meel cagta ku badin (xoolo, ugaar iwm). 2. Ka d.: wax aad u nicid. 3. D. ah: weel buuxa in kale ku ciriiriyid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg