dire
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)Tirxi yar yar, saxarrada soo raaca, oo daba cun cun leh. ld diro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dire ↴
ashahaado [m.dh]
Qiritaanka in Ilaah mooye, Ilaah kale uusan jirin, Maxamedna (n.n.k.) nebigii uu soo direy yahay.
dareewal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Qof shaqadiisu tahay baabuur wadidda; shufeer, wade. 2. Qof yaqaan sida baabuurka lo wado. ld direewal.
diraddire [m.l]
ld diraddirayn.
diraddiree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Dad wax isaga sheegid si ay u coloobaan.
direewal [m.l]
ld dareewal.
direys [m.l] (-syo, m.dh)
Labbis gaar ah oo ay qaataan ciidammada qalabka sida.
diro [m.dh]
ld dire.
maayliin [m.dh] (-no, m.dh)
(c.nafl.) Lakab ka samaysan walxo dux ah oo ku wareegsan, danabeed ahaan ugu dahaadhan dhambaal, dire unugyada lafdhabarleyda badankeeda iyo unug dareenwadaha qaar ka mid ah lafdhabarla'da. ld mayliin.