dirgo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gaday, -gatay)Socod jiitaan socosho (nafley).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dirgo ↴
dirgasho [m.f.dh]
eeg dirgo.
dir [m.l]
Dad ama xoolo isku asal ah oo meel ka soo wada jeed; jaad; dhur.
dir [m.l] (-rar, m.l)
(baay.) Heer loo isticmaalo kala soocidda noolayaasha, taasi oo ka kooban hal ama in ka badan oo isku eg. Dirarka isu eg waxa loo kooxeeyaa faylan ahaan.
dir [m.l] (-rar, m.l)
(nax.) Waxaa lagu magacaabaa koox ereyo ah oo wadaaga hal ama dhawr dabeecadood, sida magacyada.
dir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax meel joogay ama yiil meel kale aaddin. 2. Ku d.: qof, qof kale xumaan uga dheegid si uu ula colloobo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg