diriqso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax xoog ku meel marsasho. Tus. “Cali hawshaas markii hore looma dirin ee isagaa diriqsaday”.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diriqso ↴
diriqsasho [m.f.dh]
eeg diriqso. ld diriqsad, diriqsi.
diriq [m.l] (-qyo, m.dh)
Liilammo ama daliigo ad'adag oo xaskusha tuman iyo cawda feeran iwm laga reebo ama laga soo dhex saaro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg