Site icon Qaamuus

jawaabta

dirirday
(m.l)

Urur xiddiga ah oo naafuhu ku jiraan oo u dhexeeya koxdinta iyo dirirka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dirirday

dirir [m.l]
1. Xiddig ifweyn oo naafaha ugu dambeeya oo u dhexeeya dirirday iyo garbo. 2. ld dirirsagaaro. D. cawleed: gu'ga bartamihiisa.

koxdin [m.dh]
Xiddig naafaha ka mid ah, oo u dhexeysa majinta iyo dirirdayga.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version