diyaargaroobid
(m.f.dh)eeg diyaargarow². ld diyaargarow¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diyaargaroobid ↴
diyaargarow [m.l]
1. Isdiyaarinta qof isu diyaariyo wax uu rabo inuu qabto ama ku soo fool leh. 2. ld diyaargaroobid.
tooghay [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yay, -ysay)
U t.: wax dhicitaankooda u diyaargaroobid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg