Site icon Qaamuus

jawaabta

diyaargarow
(m.l)

1. Isdiyaarinta qof isu diyaariyo wax uu rabo inuu qabto ama ku soo fool leh. 2. ld diyaargaroobid.

diyaargarow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

U d.: wax diyaar u ah inuu wax qabto noqosho (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diyaargarow

diyaargaroobid [m.f.dh]
eeg diyaargarow². ld diyaargarow¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version