doobi
(m.l) (-iyo, m.dh)Weel af ballaaran, dabool lahayn, la tolay ama la qoray oo geela lagu maalo. ld doobke, doobte, toobke, toobte.
doobi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)ld doobbi².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doobi ↴
aameel [m.l] (-llo, m.dh)
1. Weel qori ka samaysan oo aan dabool lahayn oo lo'da iyo geela lagu maalo; haruub; doobi. 2. Wixii waxay arkaan iska raacaan. haruub, doobi
eedoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg eedow. eedow
maandoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maandow².
budoobid [m.f.dh]
eeg budow². ld budow¹.
cadadoobid [m.dh]
ld cadcadoobid.
cadcadoobid [m.f.dh]
eeg cadcadow. ld cadadoobid.
ciddoodoobid [m.f.dh]
eeg ciddoodow.
daddoobid [m.dh]
ld deddoobid.
dadoobid [m.f.dh]
eeg dadow.
deddoobid [m.f.dh]
eeg deddow. ld daddoobid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg