Site icon Qaamuus

jawaabta

doobir
(m.dh)

Ayaan; nasiib.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doobir

doob [m.l] (-bab, m.l)
Nin aan weli guursan.

doob [m.dh]
Cad yar, qaab kiish leh, cod weyn bixiya oo awrkaqooqani afka soo rido; gulgulo. ld doobbo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version