doobte
(m.l)ld doobi¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doobte ↴
doobi [m.l] (-iyo, m.dh)
Weel af ballaaran, dabool lahayn, la tolay ama la qoray oo geela lagu maalo. ld doobke, doobte, toobke, toobte.
doob [m.l] (-bab, m.l)
Nin aan weli guursan.
doob [m.dh]
Cad yar, qaab kiish leh, cod weyn bixiya oo awrkaqooqani afka soo rido; gulgulo. ld doobbo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg