doolaalo
(m.dh)1. Doonashada uu neef qoor ah oo qooqan uu doonto wax uu abaahiyo ama saarto. 2. Aadidda la aado meel kale oo aan la iskaga baahnayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doolaalo ↴
dhoolaal [m.l]
Dh. ah: orgi ama dibi doolaalo tagay.
dhoolaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
Orgi ama dibi doolaalo tegid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg