Site icon Qaamuus

jawaabta

doonni
(m.dh)

ld doon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doonni

addoonnimo [m.dh]
Addoon ahaansho.

deebaan [m.l]
1. Shiraac saddex gees ah intiisa hoose. 2. Xarig doonyaad isu haya farmaanka docdiisa midig iyo doonnida. ld deebaani (2).

doon [m.dh] (-oomo/-nyo, m.l)
Gaadiid badeed shiraac leh oo markabka ka yar bedenkana ka weyn; xaryan. ld doonni.

maskarjab [m.l]
1. Mowjadda jabbiddeeda. 2. Dad meel ka caaryey oo aan waxba haysan oo doonni ama markab la jabay. 3. ld maskarjabid. ld maskabjab¹.

doon [m.dh] (-oomo/-nyo, m.l)
Gaadiid badeed shiraac leh oo markabka ka yar bedenkana ka weyn; xaryan. ld doonni.

doon [m.l]
1. Xoolo tabar yar oo aan aroor dheer geli karin. 2. Meel dhulka inyar ka yara kacsan. 3. Ciidda iyo dhoobaha ceelasha dhaadheer hoostooda laga soo saro.

doon [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
1. (f.g) Ceel dhoobo ka soo saarasho. 2. (f.mg) Xoolo iwm caatoobid.

doon [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay; -ni)
1. Wax rabid. 2. Wax raadin. 3. Gabadh guur laga doonayo reerkooda weydiisasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version