Site icon Qaamuus

jawaabta

doorasho
(m.f.dh)

eeg dooro². ld doorad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doorasho

arkoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Cid wax ay daneyneyso la kulmid; doorasho.

cod [m.l] (-dad, m.l)
1. Dhawaaq afka ka soo baxa marka la hadlayo, ama la heesayo, ama la qaylinayo iwm. 2. Diidmo ama oggolaansho laga dhiibto doorasho.

cubtan [m.l]
1. Doorasho ay laba qof ku kala xushaan dad kula jaal noqonaya ciyaar lagu tartamayo, iyaadoo midba markiisa qof magacaabanaya. 2. ld cubtamid. ld cugtan¹.

doorad [m.l]
ld doorasho.

dooro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
1. Wax xulasho. 2. Cid doorasho ku jirta codsiin.

doorsad [m.l]
ld doorasho.

exayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Dan awgeed wax u doorasho (cid).

labbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1]
1. Dad badan ama waxyaalo badan, qof ama wax ka doorasho. 2. Qof la soo bixid. 3. Gabar guursasho.

sharraxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
1. Meel wax qalab lagu qurxiyey ahaansho. 2. Cid doorasho u magacaaban ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version