Site icon Qaamuus

jawaabta

doorbid
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Wax wax kale ka jeclaansho; fadilid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doorbid

dan [m.dh] (-no, m.l)
1. Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa. 2. D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin. 3. Bannaan.

doorbidid [m.f.dh]
eeg doorbid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version