Site icon Qaamuus

jawaabta

dooribeyn
(m.l) (-nno, m.dh)

Qalab yar oo bikaaco leh oo waxa fog muuqaalkooda soo dhaweeya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dooribeyn

xoqad [m.dh]
1. (-do, m.l) Diirad, dooribeyn, biladaye. 2. Qun, xoqato.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version