dooro
(m.dh)1. (u) Shimbir aan buubin, guri joog ah oo dadku manaafacaadsadaan; digaag. 2. (u) Digaagga middeeda dheddig. 3. Baaro.
dooro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)1. Wax xulasho. 2. Cid doorasho ku jirta codsiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dooro ↴
digaag [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Shimbir aan duulin, la dhaqdo oo hilibkeeda iyo ukunteedaba la cuno; dooro; luki. ld diyaad, diyaaj.
doorasho [m.f.dh]
eeg dooro². ld doorad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg