doorsasho
(m.f.dh)eeg doorso. ld doorsad, doorsi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doorsasho ↴
doorsi [m.l]
ld doorsasho.
karrayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Meel dhibaato leh meel ka fiican ka doorsasho. 2. Jirro ka bogsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg