doorsoomid
(m.dh)eeg doorsoon². ld doorsoon¹; doorsamid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doorsoomid ↴
doorsoon [m.l]
ld Doorsamid; doorsoomid.
qammaad [m.l]
1. Baajinta ama ka wareegidda wax sameyntooda. 2. Miyir doorsoomidda lala miyirdoorsoomo harraad, gaajo iyo daal badan. 3. Leexashada meelhalis ah laga leexdo. 4. ld qammaadid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg