doosh
(m.l)1. Markab ama doon u socota dhanka ay dabayshu ka hayso. 2. D.kii hore: waqti hore oo la soo dhaafay; kal.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doosh ↴
dooshi [m.l]
Xarig isu haya farmaanka doocdiisa bixid iyo doonta.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg