Site icon Qaamuus

jawaabta

dooxan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xmay, -xantay; -xmi)

1. Wax caloosha laga soo riday noqosho. 2. Nafley aad u shubmid.

dooxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)

Wax caloosha laga soo riday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dooxan

dooxane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
Nooc warmaha ka mid ah oo dhexda aroor ku leh.

dooxmid [m.f.dh]
eeg dooxan¹.

dooxnaan [m.f.dh]
eeg dooxan². ld doox- naansho.

doox [m.l]
1. Saxaro jilicsan oo ay nafleydu dhigaan marka ay cunaan ama cabaan waxyaabo caloosha kiciya; shuban. 2. (-xyo, m.dh) Dhul godan oo biyo mareen ah; tog. 3. ld dooxid.

doox [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Wax af leh calool nafley ku dhufasho si uur-kujirtu uga soo dhacdo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version