doqon
(m.l) (-nno, m.dh)Nin aan caqli iyo garaad badan lahayn; dabbaal.
doqon
(m.dh) (-no, m.l)Haweeney aan caqli iyo garaad badan lahayn.
Doqonta*
Macnaha halkan ku qor Doqon waa yaab laaakiin ha la yaabin
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doqon ↴
ahbal [m.l] (-llo, m.dh)
Nin aad u garasho yar; doqon; dabbaal.
ahbalad [m.dh]
Haweenay aad u garasho yar, doqon; dabbaalad.
doqondiidsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Is d.: isxariifin.
doqondiidsiin [m.f.dh]
eeg doqondiidsii.
doqonniimo [m.dh]
ld doqonnimo.
doqonnimo [m.dh]
Doqon ahaansho. ld doqonniimo.
doqonoobid [m.f.dh]
eeg doqonow.
doqonow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Doqon noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg