Site icon Qaamuus

jawaabta

dowli
(m.l)

1. (-iyo, m.dh) Xarig adag, dheer, oo inta wadaanta lagu xiro, ceelasha lagu shubo. 2. ld duwali (2). ld dawli¹.

dowli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Ceel dowli ku shubid. ld dawli².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dowli

faafto [m.dh]
Ceel maaxda oo dowlis lagaga cabbo.

dab [m.dh]
Ceel maax ah oo aan dowlis lagu cabbin.

dawli [m.l]
ld dowli¹.

dawli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dowli².

dawlin [m.dh]
ld dowlin.

dawlis [m.l]
ld dowlis.

dawlisgoys [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-syo, m.dh)
Calaamadaha sarriinka ah oo jiidista dawlisku ku sameeyo xakabbada. ld dowlisgoys.

dowlin [m.f.dh]
eeg dowli². ld dawlin, dawlis, dowlis.

dow [m.l]
ld daw¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version