dowrid
(m.f.dh)eeg dowr². ld dawrid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dowrid ↴
dawrid [m.dh]
ld dowrid.
dowr [m.l] (-rar, m.l)
1. Ceel biyihii ka guureen, goof, gorof. 2. (riw.) ld door. Kaalin.
dowr [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rar/-rtay, m.l)
Ceel biyihii ka guureen oo muddo qallallaa noqosho. ld dawr².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg