Site icon Qaamuus

jawaabta

dubasho
(m.f.dh)

eeg dubo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dubasho

calooldubasho [m.f.dh]
eeg caloolduubo.

geesaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hilib si degdeg ah dab ugu dubasho. ld geesasaar.

halacso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Wax iyadoo aan la bisleynayn olol ku dubasho. 2. Iyadoo aan laga bogan wax eegid.

holmiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-istay, -isatay)
Wax holan ku dubasho. ld holanso.

saloolo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ooshay, -oolatay)
1. Badar raran ama dufan ku dubasho. 2. Ariga iyo ugaarta qaarkeed, si ay u daaqaan jeenyaha geed ku qabsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version