Site icon Qaamuus

jawaabta

dube
(m.l) (-bayaal, m.l/dh)

Xeero qaab qabaal leh oo marka raran lagu shubo, miraha qaarkood lagu dubo sida digirta, meseggada iwm; qaloondub. ld dubaale.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dube

dubaale [m.l]
ld dube.

dubeer [m.l] (-rro, m.dh)
Awr raray ahaa oo gaboobay.

halaammaco [m.dh]
Hilib dab lagu dubey oo aan la bisleyn.

du [f.a ]
eeg duw.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version