Site icon Qaamuus

jawaabta

ducee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-ceeyay, -ceysay)

Eebbe khayr ka dalbid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ducee

axan [m.l]
Xoolo la qalo ama cunto kale oo loogu duceeyo qof markaa dhintay.

duceyn [m.f.dh]
eeg ducee.

salli [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Duco gaar ah oo Muslimiintu Nabiga ugu duceeyaan. 2. Gogol yar oo lagu tukada. 3. Derin yar.

siyaaro [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Booqasho cid loogu tago. 2. Xus qof dhintay loo dhigo oo loogu duceeyo.

walqal [m.dh]
Neef lagu allabaryo oo ilmo dhashay loogu duceeyo. ld wanqal, waqlal¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version