dufandhawr
(m.l) (-rro, m.dh)Maro ama wax kale oo la gashado si dufanka iwm laysaga ilaaliyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dufandhawr ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg